Xarunta Biyaha & Degaanka Soomaaliyeed

Xaruntan oo ay aasaaseen aqoonyahanno Soomaaliyeed saldhigeedu waa magaalada
Stockholm, Sweden waxayna ka howlgashaa dalka Soomaaliya magaalada Mogadishu.

Waa xarun loo abuuray waxkaqabashada arrimaha murugsan ee
degaanka sii-xumaanaaya iyo biyo-la'aanta ka jirta dalka Soomaaliya,
ayada oo la adeegsanaayo cilmi-baaris, wacyi-gelin iyo horumarinta kheyraad

Af-ingiriis

ka dabiiciga.

Enter

© copyright 2001 SCWE
elmi@kth.se